Khilaaf ka dhashay qoraal Midowga Musharaxiintu ka soo saareen dagaalka Guriceel

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Somalia ayaa War ka soo saaray mowqifkooda ku aadan dagaalka maalintii 3aad ka socda Guriceel ee dhexmaraya ciidamada DF iyo Galmudug oo dhinac ah iyo Maleeshiyo taabacsan Ahlu sunna. Xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta ayaa qoraal arrintaas la xiriira ku faafiyey baraha bulshadda, iyadoo xubno kale oo ka tirsan musharaxiinta ay sheegeen … Continue reading Khilaaf ka dhashay qoraal Midowga Musharaxiintu ka soo saareen dagaalka Guriceel